Ololaha doorashada Kenya oo la soo afjaray “Yaa guuleysan doona Ruto iyo Odinga”

Musharixiinta ugu cadcad doorashada madaxweynaha dalka Kenya ayaa soo gebagebeeyey ololaha doorashada dhaceysa 9-ka bishan Ogosto. Madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto iyo Raila Odinga oo ah hoggaamiye mucaarid ah oo ruug-caddaa ah, haddana taageero ka helaya xisbiga talada haya ayaa u halgamaya sidii ay u heli lahaayeen fursad ay ku hoggaamiyaan Kenya. Doorashooyinkii hore … Continue reading Ololaha doorashada Kenya oo la soo afjaray “Yaa guuleysan doona Ruto iyo Odinga”